Home Wararka Maanta Wasiirka Cadaalada Norway oo la magaacay kadib iscasilaadii Sylvi Listhaung..

Wasiirka Cadaalada Norway oo la magaacay kadib iscasilaadii Sylvi Listhaung..

0

iyadoo ay xilka wasiirka cadaalada ay iska casishay Sylvi ayaa isla maanta waxaa la magacaabay Wasiirka Cusub ee Cadaalada.

Sida lagu Baahiyay Warbaahinta Per Sandberg ayaa loo magacaabay wasiirka cadaalada isagoo xilkaasi u heyndoono qaab ku meel gaar ah,

Per Sanberg ayaa hada ah Gudoomiye ku xigeenka xisbiga FRP waxana uu xilkaasi soo qabtay goor hore kadib markii wasiirada iscasishay ee qaadatay Fasaxa dhalmada markaasi oo sidan oo kale ku meel gaar u qabtay,

Dood dheer iyo muran xoogan oo maalmahan ka taagnaa dowlada ayaa hada meesha ka baxay waxana dowlada ay dib ugu soo laabatay jawi dagan kadib dhoor maalin oo isjiid jiid ka dhex jiray.

Xilka wasiirka Cadaalada ee Dalka Norway ayaa muhiim ka ah dalkaasi madama ay hoostagaan hay.ado badan oo ku jirto hay.ada laanta socdaalka iyo mid qaxootiga.

Somaliska Norway

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here