Home Wararka Maanta Laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverket oo sheegtay In Qaxootiga Dalka imaanayo...

Laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverket oo sheegtay In Qaxootiga Dalka imaanayo uu hoos u dhacay..

0

Qoraal la dhigay Barta Laanta socdaalka Sweden ay ku leedahay internetka ayaa lagu shaaciyay yaraanshaha Qaxootiga imaanaya Dalka Sweden ee la filayo.

Sadaasha la sameeyay ayaa qaarkood laga ogaaday Dadka u imaanaya Dalka Qaabka magangalyo raadiska oo hoos u dhacay bilihii u danbeeyay.

Yaraanshaha Qaxootiga Dalka imaanaya ayaana keentay in la xiro ilaa 8 xaruun oo ah Xaruumaha lagu soo dhaweeyo qaxootiga ayadoo loo sababeenayo tarada dadka oo hoos u dhacday.

Hay.ada sweden u qaabilsan dhanka Socdaalka ee Migrationsverket ayaa intaasi ku dartay in Tirada qaxootiga ay hoos ugu dhicidoonto 76,000 ilaa 48,000 dhamaadka sanadkan.

Arimaha ugu weyn ee hoos u dhigay qaxootiga ayaa loo badinayaa qaxootiga badan ee Dalka  soo gaaray oo keentay in sharciyo adag la keeno isla markana badankooda diidmo la siisay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here