Home Wararka Maanta Go.anka Barlamaanka Sweden oo lagu Mamnuucayo guurka Caruurnimada..

Go.anka Barlamaanka Sweden oo lagu Mamnuucayo guurka Caruurnimada..

0

Barlamaanka Sweden ayaa sheegay in marna aan la ogolaandoonin guurka caruurnimada.

go.anka barlamaanka uu ka joogo arintaasi ayaana ah in la mamnuuco arintaasi oo walaac laga muujiyay.

Xubnaha Barlamaanka Sweden ayaa dhanka kale waxay sheegyeen in Sharciga ajaanibta isku guursada hada ee gudaha sweden uu walaac ka jiro.

Maxay tahay Sharuudaha Barlamaanka.

Barlamaanka ayaa doonaya in ay joojiyaan kala duwanaanshaha guurka ee u dhaxeeya bulshada sweden sida midka ajaanibta iyo mid ka dhaladka sweden marka la fiirsho go.anka barlamaanka ee maanta.

Dowlada ayaana la siiyay hawlo looga shaqeenayo sharciga cusub kaasi oo barlamaanka doonayo in lagu maareeyo dhanka guurka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here