Home Wararka Maanta Amaanka Xaafadaha Dan-yarta oo la sugayo xiliga doorashada Sweden..

Amaanka Xaafadaha Dan-yarta oo la sugayo xiliga doorashada Sweden..

0

Iyadoo ay soo dhowdahay xiliga doorashada Dalka Sweden ayaa la filayaa in la sugo amaanka goobaha qaarkood.

Meelaha amaankooda la sugayo waxaa kamid ah Xaafadaha ay daganyihiin danyarta ee ku yaalla duleedka magaalooyinka sida uu sheegay Stefan Hector,

Madaxa Hoolgalinta xiliga doorashada ee Ciidanka ayaa intaasi ku daray in amaanka la sugayo kahor doorashada.

Sweden ayaa la filayaa in doorashada guud ay qabsoonto bisha semtember ee nagu soo wajahan waxaana socda Ololaha ay wadaan xisbiyada Dalka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here