Home Wararka Maanta Siyaasiga Lixaad oo ka baxay Xisbiga Cunsuriga ee Sverigedemokraterna..

Siyaasiga Lixaad oo ka baxay Xisbiga Cunsuriga ee Sverigedemokraterna..

0

Siyaasiga Jeff Ahl oo ka tirsanaa Xisbiga Cunsuriga ee Sverigedemokraterna ayaa iskaga baxay xisbigaasi.

Jeff Ahl ayaa Xisbiga waxaa uu u matalayay Barlamaanka Sweden waxana uu aaminsanyahay in Xisbigooda oo la midnoqday Xisbiga Moderaterna,

Siyaasigan ayaa la filayaa in uu ku biiro xisbi cusub oo ku badali lahaa xisbigiisa hore ee Sverigedemokraterna.

Jeff Ahl ayaa noqonaya Siyaasigii Lixaad ee ka baxa Xisbiga Sverigedemokraterna inkastoo xisbigaasi uu saro u kacay sanadahan.

Somaliska Stokcholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here