Home Wararka Maanta Hay.ada Ceemiska ee försäkringskassan oo Sheegtay in Lacag Qalad ah lagu Bixiyay...

Hay.ada Ceemiska ee försäkringskassan oo Sheegtay in Lacag Qalad ah lagu Bixiyay Caruurta..

0

Hay.ada Ceemiska Sweden ee försäkringskassan ayaa soo bandhigtay lacag loo baxshay qaab qalad ah kadib shir jaraa.id oo maanta qabatay Hay.ada.

Ku dhawaad 900 Milyan ayaa loo bixiyay qaab qalad ah taasi oo lagu bixiyay Caruurta loo xanaaneeyo Jirada.

Alexandra Wallin oo ah madaxda Waaxda Caruurta iyo Faamilka ee Hay.ada Ceemiska ayaa ku sheegtay Shirka jaraa.id oo qabatay maanta.

Boqolkiiba 15 lacagaha la bixiyay ayaa lagu bixiyay qaab qalad ah marka la fiirsho guud ahaan lacagta la bixiyay sanadkii 2017.

Alexandra Wallin ayaa sheegtay ” Tani waa Halis Waana in aan si adag u taxadarnaa runtii aad ayaan u shaqeenaa lakin waxaa loo baahanyahay in badan”

Waxaa jira sharciyo badan oo ku saabsan Hay.ada ceemiska kuwaasi oo dood ka taagan waxana la sugayaa in barlamaanka uu go.an ka gaaro dhawaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here