Home Wararka Maanta Xisbiga Sverigedemokraterna oo Xisbiyada kale kaga horeeya Tartanka Adkeynta Qaxootiga iyo helintanka..

Xisbiga Sverigedemokraterna oo Xisbiyada kale kaga horeeya Tartanka Adkeynta Qaxootiga iyo helintanka..

0

Xibiga Sverigedemokraterna ayaa markale soo bandhigay waxybaaha ugu muhiisan ee diirada saarayo marka ay timaado doorashada dhawaan la filayo.

Qodobada diiraada uu saarayo waxaa kamid ah Adkeynta qaxootiga hadii uu ku guuleesto doorashada dhaceysa bishada semtemper ee soo socta taasi oo keentay in uu xisbiga uu saro ugu kaco halka uu marka hore uu joogay,

inkastoo xisbiga uusan joojineyn qaadashada baasaboorka muwaadinimo hadana waxa uu adkeyndoonaa sharuudaha lagu noqonayo muwaadin swedish ah.

Warbaahinta Somaliska ayaa soo koobeysa Qodobada ugu muhiimsan ee xisbiga diirada sarayo.

1 Joojinta Qaxootiga iska dhiibaya dalka Sweden.

Hanaanka xisbiga ayaa ugu weyn adkeynta iyo joojinta qaxootiga Dalka sweden soo gaara waana xisbiga loogu yeero cunsuriga marka ay timaado qaxootiga.

2 Adkeynta Sharuudaha lagu qaadanayo basaboorka isla markana lagu noqonayo muwaadinimada.

sharuudaha maanta lagu noqdo muwaadin sweden ayaa aad u fudud hase yeeshee xisbiga ayaa doonaya in uu adkeeyo iyadoo qofka lagu xirayo in uu luuqada yaqaano iyo sharuudo kale.

3 Siyaada Daryeelka caafimaadka Dalka.

ula jeedka cusub ee Xisbiga Waxaa kamid ah waqtiga sugitaanka daryeelka takhasuska in uusan ka badan mudo 30 cisho ah halka maanta uu ka yahay mudo 90 cisho ah.

4 Xaquuqda caruurta , guurka iyo waliba dhanka beeshinka ama qofka shaqo gabka ayaa kamid ah waxybaaha uu diirada saarayo xisbiga.

ugu danbeyn xisbiga Sverigedemokraterna ayaa saro ugu kacay tan iyo markii uu soo bandhigay qodobo ay kamid yihiin adkeynta qaxootiga marka loo eego xisbiyada kale.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here