Home Wararka Maanta Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg oo ka hadashey Sawirka ay isticmaashay Wasiirada...

Raisal Wasaaraha Norway Erna Solberg oo ka hadashey Sawirka ay isticmaashay Wasiirada Cadaalada..

0

dood ayaa ka dhalatay sawir ay isticmaashay wasiirada cadaalada dalka Norway oo ku saabsan kooxda shabaab.

Sawirka ayaa dooda ugu weyn waxaa ay ka dhalatay kadib markii ay wasiiradaasi ay u isticmaashay dhanka facebook-ga maaalinta jimcaha iyadoo aan kasoo xigan wakaalada wararka ee markaasi iska leh.

Xubnaha ka hadlay waxaa kamid ah Raisal wasaaraha Dalka Norway Erna Solberg oo arintaasi ku tilmaamtay dhaawac weyn oo dowlada soo gaaray.

” aad ayaan u fahansanahay arinkaan in uu yahay mid dhaawacaya dowlada in badan sidaa darteed dowlada waxay raali galin ka bixineysa dhacdadan” Erna Solberg ayaa u sheegtay sidaasi Aftenposten.

Listhaug oo ah wasiirada sawirka isticmaashay ayaa hada ka bixisay Akoontiga ay facebook-ga ku leedahay iyadoo dhankeeda raali galin ka bixisay.

Somaliska Norway

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here