Home News in English Migrationsverket oo go.an kasoo saaray baaritaanka Da’da ee gabdhaha..

Migrationsverket oo go.an kasoo saaray baaritaanka Da’da ee gabdhaha..

1

iyadoo ay jiraan kiisas kuwaasi oo u xayiran baritaaan la xiriira dhanka da.da ayaa qeybta socdaalka u qaabilsan dalka sweden ee Migrationsverket waxay sheegtay in dib loo bilaabayo baaritaanka gabdhaha.

hay.ada laanta socdaalka ayaa codsatay fikrado dheeraad ah oo ku aadan gabdhaha maray tijaabada ilkaha iyo jilibka in aan loo baahneen in ay markale maraan.

Migrationsverket ayaa bishii December ee sanadkii 2017 waxay joojisay kiisaska la xiriira gabdhaha kuwaasi oo maraya tijaabada da.dooda arintaasi ayaana timid kadib markii Rättsmedicinalverkets ( RMV ) ay baaritaana ku sameesay gabdhaha ku ogaatay khalalaad ka jira baaritaanka.

Khaladaadka dhacay ayaa kamid ahaa gabdaha u dhow da.da 18 sano jirka in mashiinka lagu baaro khalabka uu sheegayo in qofkaasi uu yahay qof ka weyn 18 sano taasi oo keentay la si ku meelgaar ah loo hakiyo.

Qofka heesta go.anka laanta socdaalka ee diidmada isla markana sugaya go.anka maxkamada ayaa helidoona arinta ku saabsan RMV iyadaoo Migrationsverketka uu u sheegidoono arintaasi maxkamada.

Sidoo kale laanta socdaalka iyo go.aamiyaaasha xukunka ayaa helidoona dhawaan qeexin cad oo ku saabsan kiisaska la xiriira xaalada gabdaha oo hada qaab cusub loo habeeyay.

dhanka kale qeybta wiilasha ee mara tijaabada caafimaadka da.da ( RAC ) ayaanan wax saameyn ah ku yeelan arinkaasi.

Somaliska Stockholm

AD

1 COMMENT

  1. asc waan idin salaamay dhamaantiin waxaan idin waydiinayaa qofka sweden family ku noqda caruurna ugu dhalato isaga oo sharci haysanin xaq ma uleeyahay inuu sharci ku helo caruurtiisa maadaama uu waalid noqday muxuuse sharcigu ka qabaa ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here