Home Wararka Maanta Qorshaha lagu Mamnuucayo Sigaar Cabista Goobaha qaarkood oo socota..

Qorshaha lagu Mamnuucayo Sigaar Cabista Goobaha qaarkood oo socota..

0

inkastoo Sharciga la xiriira Mamnuucida sigaarka goobaha qaarkood ay dowlada ku guuldareesatay hadana waxay wali dowlada wadaa sidii goobaha qaarkood looga mamnuuci lahaa sigaarkaasi.

Golaha sharciga ayaa sheegay in ay adagtahay in la qeexo goobaha laga mamnuuci karo cabista sigaarka taasi oo dowlada dooneyso sida Goobaha lagu ciyaaro, halka lagu sugo basaska iyo Goobah maxaliga ah.

Wasiirka arimaha Bulshada Annika Strandhäll ayaa shir jaraa.id waxay ku sheegtay in la badalo sharciga sigaar cabista si loo hormariyo caafimaadka bulshada.

Lasoco wixii ku soo kordha sharciga lagu mamnuucayo sigaar cabista goobaha qaar inkastoo horay loo diiday.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here