Home Wararka Maanta Ninka ugu Da’da weyn Sweden oo jirsaday 110 sano jir isagoo u...

Ninka ugu Da’da weyn Sweden oo jirsaday 110 sano jir isagoo u dabaal dagay..

0

shalay galabkii ayuu jirsaday 110 sano ninka ugu weyn dalka sweden kaasi oo markasta u dabaal daga xiliga uu dhashay caadiyan,

Carl Mattson ayaa dabaal daga sameeya isagoo fadhiya kursi yaalla gurigiisa dhexdiisa markaasi oo fiyoore badan ka danbeeyaan,

Waxa uu ku dhashay Tjörn hase yeeshee waxa uu lasoo guuray faamilkiisa oo soo dagay magaalada Göteborg sanadkii 1960.

isagoo ka halday xaaladiisa ayuu sheegay ” aad ayaa ugu faraxsanahay nolosheeda iyo mida faamilkeyga madama ay ka taxadareen nolosheeda.

Waxa uu sheegay in cuntada aanan la badsan isla markana leeska yareeyo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here