Home Wararka Maanta Lindesberg 90 sano jir sugayay goobta xanaanada mudo hal sano ah..

Lindesberg 90 sano jir sugayay goobta xanaanada mudo hal sano ah..

0

iyadoo qofka qaba xanuunka ama waayeelka ah loo sameeyo xanaano gooni ah dalka sweden ayaa mid kamid ah dadkaasi oo qaba xanuunka waalida waxay ku qaadatay in uu boos ka helo degmada  Lindesberg mudo hal sano ah.

arintaasi ayaana noqotay in ninkaasi oo da.diisa tahay 90 sano jira uu shan saac helo xanano isagoo ku sugan gurigiisa.

Gudiga magacooda loo soo gaabiyo IVO ee kormeerka Xaruumaha Dalyeelka ayaa ganaax dul dhigay degmada Lindesberg.

Degmada Lindesberg Ayaa ganaax ahaan waxaa lagu amray in ay bixiyaan 684 000 kronor madama qofkaasi uu u baahnaa xanaano weyn,

ugu danbeyn Degmada Lindesberg ayaa dhankeeda ku dooday in aysan heynin boos banaan taasna ay ugu wayneyd arintaasi,

Somaliska Stockholm

 

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here