Home Wararka Maanta Booliska Sweden oo lagu xirayo Kaamirooyin si loo yareeyo dhibaatada..

Booliska Sweden oo lagu xirayo Kaamirooyin si loo yareeyo dhibaatada..

0

Dalka sweden waxaa bilaabanaya qorsho booliska sweden loogu xirayo kaamirad taasi oo yareen karta dhibaatada loo geesto ama mida uu geesto shaqsiyan,

tijaabada ayaa lagu bilaabidoonaan ku dhawaad 300 boqon oo boolis ah kuwaasi oo ka shaqeeya caasimada sweden ee Stockholm iyo 200 boqol oo ka shaqeendoona dhanka koonfurta dalka.

waxaa arintaasi soo dhaweeyay Erik Boström, oo ka tirsan booliska sweden isla markana ah sarkaal boolis waxana uu aaminsanyahay in arintaasi booliska saameyn ku yeelato sidii uu wax u qabsan lahaa.

arintaasi ka duwan waxaa aaminsan Efrain oo soo dhaweeyay go.anka booliska loogu xirayo kaamirada xiliga ay ku jiraan shaqada.

madaxda hormarinta ee waaxda hawlgalada heerka qaran Anders Hall ayaa sheegay in tijaabada lagu soo saaridoono faaidada iyo qasaaraha arintan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here