Home Wararka Maanta Heerka shaqo la.aanta yurub oo hoos u dhacday sanadkan bilowday ee 2018..

Heerka shaqo la.aanta yurub oo hoos u dhacday sanadkan bilowday ee 2018..

0

Heerka shaqo la.aanta yurub oo hoos u dhacday sanadkan bilaabanaya..

Waxaa hoos u dhacay heerka shaqo la.anta wadamada yurub kuwaasi oo ka kooban ilaa 28 dal marka loo eego shaqo la.anta shanadkii hore.

Eurostat ayaa qiimeyn cusub waxay ku sameysay heerka shaqo la.anta sanadkan 2018 ee bilowday.

wax isbadal ah kuma dhicin qiimeynta dhanka shaqo la.nta marka lala barbardhigo December 2017, xiligaasi uu ahaa 7.3 per cent dhanka midowga yurub halka wadamada yurub oo dhan isku yihiin 8.6 per cent waana tirooyinkii ugu hooseeyay tan iyo sanadkii 2008.

arintaasi ayaa ka dhigan in wadamada Greece, Spain iyo Italy oo kaliya ay ka sareeyaan boqonkiiba toban dhanka shaqo la.anta.

heerka shaqo la.anta ugu danbeesay ayaa tilmaameysa Czech Republic boqolkiiba 2.4 per cent, malta 3.5 per cent germany 3.6 percent wadanka sweden heerka shaqo la.nta ee bishii january 6.5 per cent.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here