Home Wararka Maanta Sweden 187,000 kun oo macalimiin ah oo loo baahanyahay ilaa sanadka 2031..

Sweden 187,000 kun oo macalimiin ah oo loo baahanyahay ilaa sanadka 2031..

0

Dalka sweden waxaa wali halkeeda ka taagan baahida loo qabo macalimiinta wax kadhiga iskuulada kuwaasi oo hoos usii dhacay.

sida laga soo xigtay ururka shaqaalaha ee Sveriges Kommuner och Landsting (SKL) ayaa sheegay in aad loogu baahanyahay macalimiin sanadaha soo socda.

warbixin ay soo saartay SKL ayaa lagu sheegay in loo baahanyahay 187,000 kun oo macalimiin ah ilaa laga gaaro sanadka 2031.

madaxda waxbarashada ee dhanka suuqa u qaabilsan SKL ayaa sheegtay in hadii lajibaaro macalimiinta maanta aysan ku filneen heerka waxbarasho lakin taasi badalkeeda loo baahanyahay kuwa intaasi ka badan.

ururkan ayaa dhanka kale waxa uu wadaa sidii ardayda loo siin lahaa fursado ay ku baran karaan aqoonta macalinimo si meesha looga saaro baahida taagan.

dhanka dowlada ayaa sheegtay in ay eegeyso xaalada dadka u baahan xirfada aqoonta macalinimada oo dhameestiran.

sanadihii lasoo dhaafay waxaa hoos u dhacay shaqooyinka macalinimo taasi oo ah xirfad shaqo ahaan la heli karo isla markana mushaharkooda aad u sareeyo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here