Home Wararka Maanta Raisal Wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven oo booqanaya Dalka Mareykanka..

Raisal Wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven oo booqanaya Dalka Mareykanka..

0

Sida lagu shaaciyay Baga dowlada Sweden Raisal wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa lagu wadaa in uu gaaro Dalka Mareykanka,

Stefan Löfven ayaa booqan doona Dalka mareykanka si uu ula kulmo Madaxweynaha Mareykana Donald Trump kaasi oo ka wada hadlidoonaan qodobo dhoor ah.

sida laga soo xigtay beejka dowlada sweden waxaa labada dhinac ka hadlodoonaan saro u qaadida xiriirka labada dhinac abuurista shaqooyin iyo waliba iskaashiga dhanka amaanka.

waxaa inta uu kulanka socdo lagu falanqeendoo siyaasada dhanka amaanka ee ku aadan iskaashiga labada dawladood.

Stefan Löfven ayaa dalka mareykanka waxa uu booqandoonaa 6 bisha march markaasi oo la filayo in uu kulanka dhaco.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here