Home Wararka Maanta Norway oo Qiimeneysa bilaabista Sharci kasoo horjeeda Caruurta loo diro Dugsi Quranka..

Norway oo Qiimeneysa bilaabista Sharci kasoo horjeeda Caruurta loo diro Dugsi Quranka..

0

Dowlada Norway ayaa qorsheeneysa in ay bilowday sharci kasoo horjeeda caruurta markaasi loo diro quraanka kuwaasi oo ku sugan Dalka dibadiisa.

Qorshaha Dowlada ayaa yimid kadib markii dhawaan talafashinka Dowlada Norway ee NKR uu wareysi la yeeshay Caruur kale oo ku sugan dalkaasi kuwaasi baxshay xogo badan.

Linda oo dhawaan loo magacaabay wasiirada dhalaanka iyo sinaanta Dalka Norway ayaa sheegtay in isbadal lagu sameenayo Sharciga Norway ee Dhalaanka (Barnevern) waxaana sharciga lagu sameenayo kamid ah.

1 in Hay.adaha caruurta ee Barnevern ay toos u soo faragaliso kiisaska Caruurta.

Kiisaska ay hay.ada soo faragalineyso waxaa kamid ah caruurta lagu qasbo barashada Quraanka.

Wasaarada ayaa dhanka kale rabto in Hay.ada ay baarto caruurta loo celinayo meelaha ay kala kulmi karaan jirdilka.

Go.anka wasaarada ayaa ah hadal heyn maalmahan ka taagan Dalka Norway oo soo wajahday Qaxootiga Dalkaasi ku nool.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here