Home Wararka Maanta Norway oo abaalmarin siineysa Qaxootiga Dalkeeda iska dhiiba ee barta barnaamijka..

Norway oo abaalmarin siineysa Qaxootiga Dalkeeda iska dhiiba ee barta barnaamijka..

0

Norway oo kamid ah dalalka ay iska dhiibaan Qaxootiga ayaa markaan waxay qiimeyn ku sameeneysaa mid kamid ah barnaamijyada laga barto Dalkaasi.

Barnaamikan oo loo yaqaano itroduksjunsprogram isla markana dhigtaan qaxootiga Dalka isla dhiiba ayaa looga gudbaa waxbarasho ama shaqo waxana Dowlada qiimeeneysaa in abaalmarin la siiyo qofka dhameeya barnaamijkan.

Qaxootiga qaarkood ayaana u suura galin dhameenta barnaamijkan oo dowlada kaga baxdo lacag aad u qarash badan oo lagu qayaasay 17 bil oo lacagta Norway ah.

Wasiirka waxbarashada Dalkaasi Norway Jan Tone Sanner oo dhawaan xilkaasi loo doortay ayaa sheegay in aan barnaamijkan loo qaadan sidii la rabay isla markana ku sameenayaan isbadal.

Go.anka wasiirka ayaana fursad u noqon kara soo galootiga madama ula jeedka uu yahay in lagu dhiiragaliyo barnaamijkaasi.

Somaliska Norway

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here