Norway iyo Eritrea oo isla gaaraya heshiis lagu celinayo Qaxootiga dalkaasi kasoo taga..

0

Dowlada Norway ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in heshiis kula gasho dowlada Eritrea kaasi oo ku aadan sidii qaxooyiga dalkaasi ka imaada dib loogu celin lahaa,

Shacabka dalkaasi ayaana kasoo cararay dhibaatada ka dhalatay hogaamiyaha dalkaasi heesta oo cadaadis xooga saaray dadka u dhashay dalkaasi,

Dowlada Norway ayaana bilowday wada hadal ku aadan sidii dadka loo celin lahaa isla markana dowlada dalkaasi ay damaanad qaad buuxda u sameen laheyd dadka dalkaasi u dhashay ee loo celinayo,

Arimaha wada hadalka ayaa yimid kadib markii uu bilowday wada hadal ku aadan arimaha dhanka qaxootiga,

Norway ayaa dhankeeda waxay sheegay in aysan wada hadalka saameyn ku yeelandooni dadka iska dhiiba dalkaasi kuwaasi oo doonaya magangalyada,

ilaa 450,000 kun ayaa kasoo cararay xaalada siyaasadeed ee dalka Eritrea waxana 2947 kun ay iska dhiibeen dalka Norway qaab magangalyo ah sida ay sheegtay Un-ka

Somaliska OSlo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here