Home Wararka Maanta Booliska Stockholm oo qabtay Hub iyo Sadax Qof..

Booliska Stockholm oo qabtay Hub iyo Sadax Qof..

0

booliska magaalada Stockholm ayaa qabtay hub iyo sidoo kale sadax qof kadib markii baareen agagaarka Hallunda ee Degmada Botkyrka.

Mats Eriksson oo u hadlay booliska Stockholm ayaa sheegay in ay heleen hub xiliga ay qaadeen baaritaanka lakin ma uusan sheegin nuuca hubka.

booliska ayaa dhanka kale waxa uu sheegay in goobo kale ay ku sameeyeen baaritaan lakin masheegin halka ay tahay.

qof ku sugan halka ay wax ka dhaceen ayaa sheegay in abaaro 17.15 ay booliska ka baxeen goobta waxyar kadib 17:30 booliska ayaa bartiisa internetka ku soo qoray in dadka la qabtay mid kamid ah lasiidaayay lakin wali shaki laga qabo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here