Home Wararka Maanta Akhriso Qaabka Cusub ee loo xareenayo Warqada Arbetsförmedlingen ee Xaadirinta Bisha..

Akhriso Qaabka Cusub ee loo xareenayo Warqada Arbetsförmedlingen ee Xaadirinta Bisha..

0

Xafiiska Shaqada Sweden Arbetsförmedlingen ayaa bilaabay qaab cusub oo loo gudbinayo warqada loo yaqaano (närvaro) taasi oo laga dhigay qaab casri ah oo online ah.

Qaabka cusub ayaa ka duwan sidii hore oo qofka warqadiisa xaadiriska ee (närvaro) uu geenayo xafiiska shaqada.

Hadaba qaabkan ayaa qofka u sahli karo in uu dhaqso gaarsiiyo warqadiisa hanleegarkiisa (handläggare) ama qofka markaasi gudoomiyaha u ah.

Warqada waxaa ku cadeen kartaa xanuunkaaga iyo in aad cadeyso Xanaaneynta caruurta xanuunsan.

hadii qofka uu xanuunsado waxaa qasab ku ah in uu xafiiska shaqada ku wargaliyo maalinta ugu horeyso ee uu xanuunsado.

Sharuudaha ugu muhiimsan.

Mar walbo qofka lacag mahelayo maalinta ugu horeyso ee xanuunka.

7 maalin wixii ka badan waxaa waajib ah in aad hesho warqada dhaqtarka si lacagta laguugu soo diro.

Hadaba Qaabka ugu fudud aad ku galikarto Adoo hoos ku dhufanaya lakin waxaa waajib ah in aad heesato Bank ID ama Moblie Bank ID.

Riix Halkan Adigoo dooranaya Luuqada aad ku xareneyso.

Qeybahan hoose waa marka aad xareneyso maqnaanshaha.

Somali Ahaan ku Xareyso Warqada Anmäl frånvaro Riix

Svenska Ahaan ku Xareyso Warqada Anmäl frånvaro Riix

English Ahaan ku Xareyso Warqada Anmäl frånvaro Riix

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here