Sanad wanaagsan dhamaan bahda Somaliska iyo ummadda soomaaliyeedba

0

Waxaa maanta curtay sanad cusub oo ah sanadka 2018-ka. Waaa sanad ka duwan sanno badan oo ina dhaafay. Waa sanadk kheyrkiisa iyo wanaagiisa la rajeenayo.

Waxaan sanadkan cusub haddii aanu nahaya bahda shabakada  Somaliska, u rajeeynayaa ummadda soomaaliyeed iyo sanadkan noqdo sanadkii ay ku ilaawi lahaayeen wixii mahadho ah ee ay dagaaladii sokeeye reebeen. Sanadkii iyo bash-bbashta iyo barwaaqada.

Xafiiska warqabadka Somaliska

Ee Göteborg

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here