Magaaladda Malmö oo caawa fiiidkii qof lugu dilay iyo rasaas halkaas laga maqlayey

1

Wararka laga helayo magaaladda Malmö ee dalkaan Iswiidhan ayaa sheegaya in caawa laga maqlayey xabado ka dhacay. Xabadahan ayaa wararku sheegayaan in uu ku dhintay qof la rusan yahay in meeydkiisa uu yaalay goobta ay ka dhaceen rasaasta. 

Booliskuna waxaa ay ka gaabsadeen xaqiijinta wararka sheegaya in uu qof halkaa ku dhintay, hase ahaatee waxaa ay sheegeen in labbo ruux dhaawacantay. Maamulka gobolka ayaa dhinaca kalena qoraal ay soo saareen ku sheegay in qof labatan jir ah la keenay isbitaalka gobolka luguna dabiibayo. Ugu dambeyniina ma jirto cid falkaas loo soo qabtay. Malmö waxaa ay ka mid tahay magaalooyinka ay inta badan ka dhacaan dilalka qorsheysan ee u dhaxeeya kooxaha burcadda ah.

Somaliska.com/TT

 

 

 

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here