Ciid wanaagsan dhamaan ummadda soomaaliyeed iyo akhristeyaasheenaba!

0

Iyadoo ay maanta tahay maalintii sagaaladeed ee bisha carafo, islamarkaasina ay uun saacado keliya naga xigaan maalinta qiimaha badan ee Illaahey ummaddiisa islaamka ah ugu talagalay ee ciida CARAFO.

Ayaa hadaanu nahay badda Somaliska.com, ka maamuul iyo shaqaale ahaanba leenahay ummaddda islaam-ka ah gaar ahaan shacabka soomaaliyeed meel kasta oo ay caalamka ka joogaan CIID WANAAGSAN ee ku wada ciida caafimaadsan!. Waxaan sidoo kale Rabbi weeydiisaneeynaa in , soonkeena, salaadeena iyo acmaasheena wanaagsan aqbalo. Aameen Aameen Aameen!!!.

Somaliska.com-Göteborg

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here