Ramadaan wanaagsan dhammaan ummadda soomaaliyeed iyo muslimiiintaba

0

Waxaa curatay bishii kheeyrka, bishii raxmada iyo dembi dhaafka. Waa bil ka kheyr badan kun habeen sida uu Rabbi quraankiisa noogu sheegay. Haddaba anagoo ka faa’iideeysaneyna munaasabadda bishan bakareeysan ee Ramadaan, waxaan ugu horeeyn leenahay ummadda soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiintaba Ramadan Mubarak . Rabbi hanaga aqbalo soonka, salaada iyo cibaadadeenna.

Ramadaan Mubarak!

Somaliska.com–Göteborg

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here