Iskuul ku yaala Luleå oo la faaruqiyey ka dib markii hanjabaado soo gaareen

0

Dugsi sare oo ku yaala magaaladda Luleå ee dalkaan Iswiidhan, ayaa waxa laga faaruqiyey ardeydii halkaasi dhiganeeysay, ka dib markii la sheegay in ay soo gaaren hajnaado la xirriira weeraro loo geeysto doono ardeyda dugsigaasi.

Booliska ayaa sheegay in baraha bulshadda lugu faafiyey qoraallo lugu sheegay kuwo  batilmaameed ku ah ardeyda iskuulkaadi. Kristina Lantto oo u qaabilsan boolika dhinaca isku xirka goboladda Norrbotten, ayaa sheegtay in halkaasi ay gaareen tiro boolis si ay ugu hortagaadaan falalka la sheegay in iskuulkaas lala beegsanayo. Hase ahaatee ma muuqato in ay dhaceen fal weerar ah iyo qaabka loo doonayey intaba in qorshahaasi loo fuliyo.

Wakaaladda wararka Iswiidhan ee TT/ Somaliska

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here