La dagaalanka kooxaha xag-jirka ah oo baraha bulshadda lagala dagaalamayo

0

La dagaalanka kooxaha loogu yeero aragagaxisada iyo xag-jirnimadda ayaa hadda u muuqda mid weji kale loo wareejinayo tiiyo ay bar bar socoto dagaalka xagga meleteriga ah. 

Shirkadaha bixiya adeegga isgaarsiinta iyo baraha bulshadda ee Facebook, Google iyo Twitter-ka, ayaa sheegay ineey wada jir iskaga kaashanayaan la dagaalanka kooxahaasi ee adeegyadooda isticmaala. Shirkadahan ayaa sidoo kale sheegay ineey isu gudbinayaan xogaha la xirriira kooxahaasi iyo dadka taageera ee adeegsada adeegyadooda. Waxaan la ogeyn wejiga dagaalkooda yeelanayo iyo sideey uga horti karaan in kooxahaasi barabagaandooda ku faafiya internet-ka.

Ugu dambeyntiina shirkadaha Twitter ayaa sanadkan bartamihiisi waxaa ay sheegtay ineey xirtay koontooyin ay kooxaha aragagxisada adeegsato lahaayeen kuwaas oo kor u dhaafay 360. 000.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here