Qarax laga maqlay iskuul ku yaala bartamaha magaaladda Göteborg

0

Iskuul ku yaala agagaarka suuqa Järntorget ee bartamaha magaaladda Göteborg, ayaa laga maqlay qarax bambaano.

Maanta 12-kii duhurnimo ayaa laga maqlay qarax gudaha iskuulkaas, ayaa waxaa dibada loo saaray dhammaan ardeydii iyo shaqaalihii. Waxaa halkaa gaaray dab damiska iyo booliska iyo ciidanka ku taqasusay waxyaabaha qarxa. Maamulaha iskuulka ayaa ka gaabsaday inuu faah faahin ka bixiyo sideey wax u dhaceen. Mudooyinkii ugu dambeeyey ayaa siyaalo kala duwan waxaa looga maqlayey magaaladda Göteborg qaraxyo kala duwan oo qaarkood lala beegsanayey shaqsiyaad bartilmaameed ah. Waxaa sidoo kale magaaladda la daala dhaceeysa koox fal dambiyeed ku lug leh oo iska soo horjeeda.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here