Hey’adda hanti dhowrka oo eedeysay suuqa shaqadda

0
Hey'adda hanti dhowrka Iswiidhan. Sawrika: TT

Suuqa shaqada ee loo yaqaano Arbetsförmedlingen-ka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano (AF), ayaa  waxaa dhaleeceeyn u soo jeediyey hey’adda hanti dhowrka ee dalkaani Iswiidhan.

Hey’addan ayaa u kuurigalid ay sameeysay waxaa ay ku dhaliishay habka suuqa shaqada wax ugu qabto dadka ku cusub dalkaani. Hey’adda ayaa sidoo kale qoraal ay soo soortay waxaa ay ku ifitiimisay sida suuqu ugu sameeyo qiimeyn, u kuuragalid iyo u diyaarinta barnaamijka la qabsahda dalka ee loogu talagalay dadyowga dalkaan cusub.

“Aaad ayey u muhiim tahay in lala socdo sida ay howluhu u socdaan, dhaqaalaha ku baxana ay yihiin kuwo aad u sareeya. Dadka barnaamijkaas ka qeyb qaatana ay yihiin kuwo ka dheer suuqa shaqada oo u baahan gacan siin” ayey tiri gabadha lugu magacaabo Daneila Ludin oo ka tirsan qeybta dabagalka ee hey’adda hanti dhowrka oo u warameeysay idaacadda wararka u faafisa raadiyo Iswiidhan ee Ekot.

Suuqa shaqada ee dalkaani, waa hey’ad ka mid ah hey’adaha ugu waaweyn dalkaan ee dowladdu maalgeliso.Taasoo ay howlaheedu tahay arrimaha la xirriira shaqada iyo taakuleynta xagga dhaqaalaha.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here