10-ka wadan ee ugu deeqda badan aduunka

3

Baaritaan lagu sameeyay taageerada dhaqaalaha ee ay wadamada taajirka ah ay siiyaan kuwa faqiirka ah ayaa lagu soo bandhigay 10-ka wadan ee aduunka ugu gacanta furan. Wadamadaan ayaa lagu qiimeeyay in ay yihiin kuwo taageero fiican u fidiya dadka faqiirka ah oo qeyb weyn oo ka mid ah dhaqaalahooda siiya wadamada saboolka ah.

Hadaba waa kuwee 10-ka wadan ee aduunka ugu gacanta furan? Halkaan ka daalaco:

10 – Germany iyo Switzerland oo sadaqo u bixiya 0.52% dhaqaalahooda.

09 – Turkey, 0.54%

08 – Finland,  0.56%

07 – UK, 0.71%

06 – Netherlands, 0.76%

05 – Denmark , 0.85%

04 – Luxemburg, 0,93%

03 – Norway , 1,05%

02 -UAE, 1,09%

01 – Sweden, 1,40%

 

Isha: OECD

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here