Ramadan wanaagsan!

6

Dhamaan akhristayaasha Somaliska iyo Muslimiinta Sweden iyo kuwa caalamka waxaan ugu bishaaraynaaramadaan kareem. Soonka bisha Ramadaanka ayaa maalinta Isniinta ka bilaabanaya dhamaan inta badan wadamada Muslimiinta.

Markale iyo ramadaan wanaagsan. Waxaan rajeynayaa in uu noqdo Ramadaan laga faaideysto oo dambi dhaaf iyo horumar aan ka faa’iidno. Ameen.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here