Daawo: Haji Farah oo qirtay in waalidiinta soomaalidu ku fashilmeen barbaarinta caruurta

6

Haji Farah oo ka mid ah odayaasha sida weyn looga yaqaano Stockholm qaasatan xaafada Rinkeby ayaan dhawaan wareysi uu siiyay telefishinka SVT si qiiro leh u qirtay in waalidiinta Soomaalidu ay ku fashilmeen barbaarinta caruurta.

“Waan qiranayaa waalid ahaan in aan ku fashilanay barbaarinta dhalinyarada. Ma ahan in aan 15-sano jir kala sheekaysto dhimashada balse waxay ahayd in aan kala hadalno mustaqbalkooda iyo qofka ay noqon karaan iyo shaqada ay heli karaan balse rajadaas ma jidho” ayuu yiri Haji Farah.

Isagoo midaasi ku tilmaamay niyad-jab. Daawo:

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here