BAAQ: Haddii aad jeceshahay danaha, sumcada iyo magaca Soomaalida ka soo qeybgal banaanbaxaan

16

Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Sweden gaar ahaan Örebro län iyo gobolada ku dhow inay kasoo qeyb galaan banaanbax lagaga soo horjeedo Amineh Kakabveh taas oo aflagaado iyo cay u geysatay dhamaan umada soomaliyed.

Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet) ayaa isugu imaanaya kulankiisii mudolaha ahaa. Kaasoo go,aan lagaga gaadho cida iyo arimaha xisbiga ee mustaqbalka. Waxaa muhiim ah inaan muujino sida aan uga xunahay aflagaadada iyo meel ka dhaca ay Aminah u geysatay dhamaan umada somaliyed.
Hadaba yaan lagaa waayan Örebro, maalinta Sabtida, taariikhdu ay tahay 7 bisha May. Saacadu markay tahay 13:00. Goobtu waa OLOF PALMES TORG 1, 702 22 Örebro

Wixii faahfaahin ah kala soco Facebook: https://www.facebook.com/events/1000777383293273/

Muuji dareenkaaga oo soo bax maalinka sabtida ah!

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here