Soomaalida oo ka qeyb qaadatay sameynta heesta qaranka Sweden ee Euro 2016

1

Sweden ayaa soo saartay hees cusub oo loo sameeyay kooxda Qaranka ee ka qeyb galaysa ciyaaraha kubada cagta ee Euro 2016. Heestaan oo lagu magacabo Mitt Team ama Kooxdayda ayaa waxaa ka dhex-muuqda dhamaan dadka ugu caansan Sweden sida Zlatan Ibrahimovic oo hogaamin doona kooxda iyo dad kale.

Sidoo kale heesta ayaa waxaa ka qeyb qaatay kooxda barafka Somalia ee ka dhisan Borlänge (Somalia Bandy) kuwaasoo ka muuqda iyaga oo xiran dharka qaranka Somalia isla markaana lulaya calanka Sweden. Sidoo kale heesta waxaa ka muuqda caruur Soomaaliyeed.  Hoos ka daawo hoosta: Soomaalida waxay ka muuqdaan 01:45

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here