Video: Sidee dareemaysaa haddii ay qoraxdu madoobaato adiga oo diyaarad saaran

2
SHARE

Shalay waxaa qorax-madoobaan laga arkay qeybo badan oo ka mid wadamada Asia iyo Australia, iyadoo muuqaalkii ugu xiisaha badnaa uu soo duubay nin Saynisyahan ah oo diyaarad saarnaa markii uu dayuxu isku gunaanaday iftiinka qoraxda.

Daawo muuqaalka dhamaantiis si aad u aragto quruxda abuurka Allah.

 


SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here