ILA QOSOL: Maxaa kala haysta ragga iyo dumarka Soomaalida Sweden

29
SHARE

Waa sheeko qosol badan oo Facebook lagu soo daabacay. Masaajid ku yaala Dalka Swedan ayaa marki salaadi Jimce laga baxay ayuu Sheekhi Misaajidku yidhi Cabasho badan baa isoo Gaadhay oo ragu dumarkoda ka cabanayaan, marka ha istaago ninkii xaaskiisu dhibtay si aan talo fiican u siiyo.

Hal mar baa lawada istaagay Nin kaliya mooyee. Wadaadkii baa yidhi Masha Allah walaalkeena fadhiya, Horta xaaskiisa haloo duceeyo waa naag fiicane. Ninkii fadhiyay baa qayliyay oo yidhi “Balaayo Ha u ducayso Lugahaan ku istaagi lahaa xalay bay iga jajabisay ma nooli labada lugood bash.” KKKKK.


SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here