Waa imisa tirada Soomaalida iska dhiibtay Sweden sanadkaan?

8

Iyadoo tiradii ugu badneyd ee qaxooti ah ay taariikhda Sweden soo galeen bilihii ugu dambeeyay, ayaysan sidaasi u kordhin tirada Soomaalida iska dhiibtay wadankaan. Guud ahaan tirada qaxootiga Soomaalida ayaa hoos u dhacay sanadihii la soo dhaafay ka dib markii ay Sweden adkaysay bixinta sharciyada.

Hadaba waa imisa tirada Soomaalida soo gashay Sweden sanadkaan? Soomalida ayaa kaalinta tirada qaxootiga wadanka soo galay sanadkaan waxay kaga jiraan nambarka 6-aad iyadoo ay iska dhiibeen wadanka dad gaaraya 4 567 qof kuwaasoo 29% la siiyay sharciga halka 12% diidmo la siiyay. 59% ayaa waxay faro ku lahaayeen wadamo kale kuwaasoo iyaga uu qabtay sharciga Dublin.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here