Video: Sidee u dhacay weerarkii Trollhättan

0

Halkaan ka daawo video ay soo diyaariyeen asxaabteena telefishinka HCTV oo wareysiyo la yeeshay dadkii Soomaalida ahaa ee uu saameeyay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday iskuulka Kronan ee ku  yaala magaalada Trollhätan. Weerarkaas ayaa boolisku cadeeyeen in uu ahaa mid cunsuriyadeed kaasoo qaasatan loola jeeday dadka madoow.

Daawasho wacan!

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here