Daawo: Qoyska uu ka dhashay wiil Tahriibay oo Sweden ku dhintay oo baaq jeediyay

7

Daawo fariin qiiro badan oo ay soo direen waalidiin Soomaaliyeed oo wiilkooda uu u soo tahriibay Sweden, ka dib uu halkaan ku dhintay. Waalidiinta ayaa cadeeyay in aysan raali ka ahayn in wiilkooda uu tahriibo, iyadoo taasi ay u sii dheertahay in wiilkii uu Sweden ku geeriyooday oo ilaa hada meydkiisa uu faranjiyeerka ku jiro.

Daawo:

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here