14 milyan oo caruur ah ayuu saameeyay dagaalka Syria

0

Dagaalka ka socda wadanka Syria waxa uu socday mudo 5 sano ah, iyadoo dagaalku uu saameeyay 14 milyan oo caruurta Syria iyo Iraq ah. Caruurta yaryar dagaalku waa waxa keliya ee ay ku kobceen, ayay xaqiijisay UNICEF.

5,6 milyan oo caruur ah ayaa xaalad adag ku sugan gudaha Syria. Intaa waxaa dheer in 2 milyan oo caruurta Syria ah ay qaxootinimo ku noolyihiin Lebanon, Turkey, Jordan iyo wadamada kale.

– Masiibadaan waa waxa keliya ee ay ku kobceen caruurta yaryar. Caruurta waaweyn mustaqbalkooda waxaa uga ciyaaray dagaalka. Sidaa waxaa yiri Agaasimaha Unicef Anthony Lake.

Dagaalku hada waxa uu socdaa 5 sano, iyadoo ay jiilkaan ay qatar ugu jiraan in lagu waayo mustaqbalkooda dagaalka dartiis, iyo in lagu waayo jiilka soo socda.

UNICEF waxay xooga saaraysaa in ay maalgashi ku samayso mustaqbalka caruurta, oo ay la kulanto baahida aqoonta ee caruurta si loo dhiso mustaqbalka jiilka soo socda.

Kuwaan waa tusaale ka mid ah shaqada UNICEF ay ka qabatay Syria sanadkii 2014:

  • Anaga iyo xulufadeena waxaan cudurka dabaysha ka talaalnay ka badan 2,9 milyan oo caruur ah. Wax kiis cusub oo dabaysha ah lama soo sheegin ilaa Janaayo 2014.
  • Waxaan jadeecada ka talaalnay 840 000 caruur ah.
  • Waxaan geynay 3400 tan oo qalabka biyaha nadiifaha ah, inagoo 16 milyan oo qof siinay biyo nadiif ah.
  • 2,8 milyan oo caruur ah ayaa la siiyay buugaag iyo qalabka waxbarashada.
  • Ka badan hal milyan oo bustayaal ah ayaa la qaybiyay, iyadoo qiyaastii 414 000 oo haween iyo caruur ah la siiyay dharka qabowga,
  • Ka badan 127 000 oo caruur ah ayaa la siiyay daryeel caafimaad oo xaga maskaxda ah.

Booqo unicef.se si aad u akhrisato sida aad noogu caawin karto in aan badbaadino nolosha caruur badan.

14 miljoner barn drabbade av konflikterna i Syrien och Irak

Kriget i Syrien har nu pågått i fyra år och våldet i området påverkar idag 14 miljoner barn i Syrien och Irak. För de yngsta barnen är kriget allt som de känner till, konstaterar UNICEF idag.

I Syrien befinner sig 5,6 miljoner barn i en mycket svår situation. Dessutom lever två miljoner syriska barn som flyktingar i Libanon, Turkiet, Jordanien och andra länder.

– Den här katastrofen är allt som de yngsta barnen känner till. De äldre barnen får inte bara sitt förflutna skadat av våld och lidande, det formar även deras framtid, säger UNICEFs högste chef Anthony Lake.

Nu när kriget går in på sitt femte år riskerar den här generationen fortfarande att förloras till våldet, och att föra vidare vad de själva fått uppleva till nästa generation.

UNICEF satsar på långsiktiga investeringar för att möta barnens behov och utrusta dem med de kunskaper de behöver för att kunna bygga en bättre framtid.

Följande är några exempel på UNICEFs insatser inne i Syrien under 2014:

  • Tillsammans med partners har vi vaccinerat mer än 2,9 miljoner barn mot polio. Inga nya fall av polio har rapporterats sedan januari 2014.
  • Vi har vaccinerat 840 000 barn mot mässling.
  • Vi har levererat 3 400 ton klor till vattenreningsverk och gett 16 miljoner människor till rent vatten.
  • 2,8 miljoner barn har fÃ¥tt böcker och skolmaterial.
  • Över en miljon filtar har delats ut och omkring 414 000 barn och kvinnor har vinterkläder.
  • Mer än 127 000 barn har fÃ¥tt psykosocialt.

Gå in på unicef.se och läs mer om hur du kan hjälpa oss att rädda fler barns liv.

 

Fariintaan waxay ka socotaa UNICEF.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here