Abdinoor: Cunsuri ayaa weerar joogto ah igu haya. [Dhagayso]

8

Abdinoor Haji Mohamed oo ah qoraa Soomaaliyeed oo ku nool tuulada Braås ee ka tuula duleedka magaalada Växjö ayaa iiga waramay xaalad cunsuriyad ah oo muddo dheer ku haysatay degmadaasi. Abdinoor ayaa sheegay in isbuucyadii la soo dhaafay uu si joogto ah weerar cunsuriyad ah ugu haayay nin Swedish ah, isagoo xitaa ay ka baxsan waayeen caruurta yaryar.

Dhagayso wareysiga aan la yeeshay Abdinoor oo si qoto dheer uga hadlaya dhibaatada cunsuriyada iyo sida ugu wanaagsan ee loo wajihi karo markii ay cunsuriyad kula soo daristo.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here