Daawo: Barnaamij ku saabsan cunsuriyada iyo naceybka lagu hayo Soomaalida Sweden

2

Barnaamijkaan oo ay soo diyaariyeen asxaabteena telefishinka Kalsan TV ayaa baaritaan dheer ku sameeyay dhibaatada cunsuriyada iyo weerarada lagu haayo Islaamka, Muslimiinta iyo qaasatan Soomaalida ku nool Sweden. Daawasho wacan!

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here