Sweden waa wadanka labaad ee Yurub ugu dhalasho bixin badan

7

Daraasad lagu sameeyay dhalasho bixinta iyo wadamada qaarada Yurub ayaa lagu soo bandhigay in wadanka Sweden ay kaalinta labaad kaga jidho bixinta dhalashada. Sweden ayaa sanadkii hore waxay dhalasho siisay dad gaaraya 7,8% dhamaan soo galootiga ku nool wadanka.

Kaalinta koowaad ayaa waxaa galay wadanka Hungary oo dhalasho siiyay 12,8% soo galootiga ku nool wadankaas. Wadanka Austria ayaa ah kan ugu liita dhalasho bixinta, iyagoo 0,7% oo keliya siiyay baasaboorkooda. Dadka ugu badan ee dhalashada ka qaatay wadamada Yurub ayaa ka soo jeeda Morocco, Turkey, India, Ecuador iyo Iraq. ‘

Sanadkii hore ayaa Sweden waxaa dhalasho ka qaatay dad gaaraya 30 253 qof.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here