Cunsuriyiinta: Soomaali Burundi ka soo jeeda ayaa gabar qashqashaaday

11

Sidaas waxaa lagu qoray bogga ugu weyn ee ay akhristaan cunsuriyiinta Sweden. Iyaga oo ka hadlaayay dhacdo ay sheegeen in ay ka dhacday magaalada Fagersta oo gabar Swedish ah uu nin qashqashaad ku sameeyay ayay ku qoreen in “nin Soomaali ah oo ka soo jeeda Burundi” uu gabadha waydiiyay in ay la saaxiibayso.

Arinta cajiibka ayaa ah aqoon la’aanta iyo doqonimada cunsuriyiinta. Iyaga oo isku dayaya in ay ceebta dusha ka saaraan Soomaalida ayaysan aqoon u lahayn halka Soomaalidu ka soo jeedaan. Cunsuriyiinta ayaa markasta isku daya in ay Soomaalida iyo ajaanibta u saariyaan dhacdooyinka dambiyada ee ka dhaca daafaha Sweden.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here