Vilks oo wali cabsi ku nool

8

Ninka nabi maxamed (nnkh) aflagaadeeyay dhowr jeer ee lagu magacaabo Lars Vilks ayaa xalay saqdii dhexe booliska u wacay ka dib markii uu sheegay in gurigiisa daydka uu yaalo bambaano. Booliska ayaa durbadiisa goobta xiray oo aan wax faahfaahin ah ka bixin sheyga guriga laga helay. iyagoo sheegay in aysan cidna joogin guriga.

Vilks ayaa ilaa iyo maalintii uu sawiray kortoomo uu ku aflagaadeynayo nabiga waxa uu ku noolaa cabsi iyo dhuumaalaysiga, isagoo dhowr jeer laysku dayay in la dilo. Dowlada Sweden ayaa waxaa uga baxda lacag badan oo lagu sugayo amaankiisa.

 

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here