Soomaalida Borlänge oo aduunka caan ka noqday

8

Tan iyo markii ay soo baxday in magaalada Borlänge laga aasaasay koox Soomaaliyeed oo ciyaaraha barafka ku matali doonta Somaliya ayaa saxaafada caalamka xiiso gooni ah ku abuurtay arintaas. Iyadoo bisha soo socota ciyaaraha aduunka ay ka bilaan doonaan magaalada Sochi ee wadanka Ruushka ayaa Somalia waxay noqonaysaa wadanka keliya ee Africa ah ee lagu matali doono ciyaarta Bandy.

Telefishinada waaweyn sida BBC iyo Channel 4 ayaa warbixino dheer ka diyaariyay dhalinyarada reer Borlänge ee Somalia uga qeyb gali doonta ciyaaraha aduunka. Halkaan ka daawo warbixinta Channel 4 iyo BBC. GUUL SOMALIA!

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here