Abaal-maarin loogu yaboohay waalidkii ilmaha u dhasha Maxammed u baxsha

6

Cute-little-muslim-baby-holing-Holy-Quran
Hey’ad khayri ah oo saldhigeedu yahay Jeejniya ayaa balan qaaday in ay $ 1,000 oo lacag ah ku abaal marinayso waalidii wiilka u dhsha ubaxsha Maxammed asaga oo ku sharfahaya nabi Muxamed(N.N.K.H).
Hogaamiyaha Jeejniya, Ramzan Kadyrov ayaa barta bulshadu sawirada ku wadaagto ee Instagram hadalkaan soo dhigay, wuxuuna intaas ku daray in sidoo kale $ 1,000 lagu abaal-marin doono qofkii ilmaha u dhasha ugu magac dara xaasaskii Nabi Maxammed(N.N.K.H), Caruurtii nabiga (N.N.K.H) ama 10-kii saxaabi oo ayaga oo nool janada loogu bishaareeyey.
Hey’ada lacagta bixinaysa ayaa waxaa aas-aasay madaxweyha hooyadiis,sida madaxweynuhu sheegayna isla hooyadiis baa lahayd fikrada abaal marintaan lagu bixinayo.
Makala cada in abaal-marintaani ku -kooban-tahay dadka Jeejniya gudaheeda dagan iyo in kale.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here