Barafkii oo si rasmi ah u bilaabanaya

1

Jiilaalkaan ayaa noqday midkii ugu kululaa ee qarniyo laga dareemo wadamada Iskaandineeviya, iyadoo taasi ay saameyn ku yeelatay qeybaha kala duwan ee nolosha sida ciyaarihii barafka, tareenada iyo xayawaanka. Barafka ayaa horay uga da’ay waqooyiga Sweden balse bartamaha iyo koonfurta Sweden ayay wali la midtahay xiliga guga.

Hay’ada la socotka cimilada Sweden ee SMHI ayaa sheegtay in isbuucaan la filayo in uu barafkii dib u bilowdo oo jiilaalkii dhabta ahaa uu ka bilaabin doono Sweden iyo wadamada dariska ah.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here