Madax Doofaar oo la dhigay Masjidka Trollhättan [Sawir]

2

Masjid ku yaala magaallada Trollhättan ee koofurta waddanka Sweden ayaa subaxii arbacada ahayd waxaa la soo dhigay madax Doofaar oo markaa la soo gooracay dhiigana uu ka daadanayo. Dhibaatooyinkaan ayaa ah mid soo noqnoqota gaar ahaan marka uu soo dhawaado sanadka cusub mana aha markii u horaysay oo dhibaatooyin noocaan ah la inoo gaysto sidaa waxaa yiri Salim oo ah maamulaha Masjidka.

Björ Blixter oo ka tirsan booliska ayaa sheegay in aysan dhacdadaan ahayn markii ugu horeysay ee masaajid lagu weeraray madaxa doofaarka. Waxa uu sheegay in ay mid hore u dhacday oo dhowr masaajid lagu sameeyay. Masaajida keliya ayaa arintaan lagu sameeyaa sida uu sheegay.

Booliska ayaan wali soo qaban qofkii ka dambeeyay ficilkaan.

grishuvud

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here