Banaanbax weyn oo ka dhacaya Stockholm

5

Maalinta barito waxaa Stockholm ka dhacay banaanbax aad u weyn oo looga soo horjeedo cunsuriyada. Banaanbaxaan ayaa ka dambeeyay ka markii isbuucii hore banaanbax yar oo ka dhacay xaafada Kärrtorp ay weerar ku qaadeen cunsuriyiinta kuwaasoo dhaawacay dhowr qof.

Barito ayaa waxaa isla xaafadaas isugu soo baxaya dad ka badan 16,000 qof oo ay ku jiraan siyaasiyiin caan ah sida gudoomiyaha xisbiga Socialka  Stefan Löfven . Ujeedka dibadbaxa ayaa ah in cunsuriyiinta loo muujiyo in aan loo dulqaadan doonin cunsuriyadooda.

Hadaba cidii ka qeyb gali karta banaanbaxa ayaa waxa uu dhici doonaa Axada 22 December saacada markay tahay kl. 12.00 goobtu waa Kärrtorp torg. Tunnelbanna Linje 17.

linje17

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here